Home to football history.

Top 10 players who left big clubs early and benefited from it
https://sillyseason.com/football/top-10-players-who-left-big-clubs-early-96413/

All about football for passionate.

Wake up with the ball and sleep on the ball.

by MonaBarcelona.

Latest from the Blog

Kooxaha Ka Tirsan Shan Horyaal ee Qaarada Europe.

Shant Horyaal ee kubbada cagta ug wayni horyaal kastaaba wuxuu leeyahay kooxo. Hadaba shanta horyaal ee kubbada cagta mid mooyaane afart kale waxay ka kooban yihiin kooxadoodu 20 kooxood halka horyaalka shanaadna haysto 18 kooxood.

Taariikhada Kabbta Dahabka(The golden boot award).

The golden boot or the European golden shoe waa abaalmarin sannad le ah oo la siiyo ciyaartoyad shant horyaal ugu goolasha badan xilli ciyaareedkaas. Ama waa abaalmarin la siiyo ciyaaryahanka ku dhameysta xilli ciyaareedka isagoo hogaaminaya gooldhalinta horyaalnimada dhammaan kooxaha sarre ee Yurub. Markii ugu horreysay ee la soo bandhigo xilli ciyaareedkii 1967-68 waxaa daabacay…

Taariikhada the Best FiFA Men’s Player.

The Best FiFA Men’s Player waa abaalmarin la siiyo ciyaartoyda ragga ah sidaad magacaba ku arkaysid. Abaalmarinta waxaa bixisa FIFA. Abaalmarinta waxaa la bixiyaa sannadka bishiisa ugu dambaysa (December 2 ama 3) ayaa la bixiyaa,waana sannadle.

Get new content delivered directly to your inbox.

Design a site like this with WordPress.com
Get started