About Me.

Quote about football.

football is plated with the head.Your feet are just the tool. by Andrea Pirlo

Magacaygu waa Mona Mohamed waxaan ku noolahay dalka Soomaliland gaar ahaan magaalada Hargaysa. Waxaan aad iyo aad u daneeyaa kubbada cagta iyo arrimaha la xidhhidha. Wuxuu illahay hibbo ii siisay kubbada cagta. Waxaan ku tallo jiraa sannadah soo socda in aan noqdo tababare oo aan la shaqayn doono dhallinta aadka u jecal kubbada cagta. Taasoo lagu arko dad gaar ah oo illahay hibbo u siisay kubbada cagta iyo arrimahheeda. Hibbada kubbada cagta waxaa lagu arkaa qof qof dhif ah taasina waa hibbo alle bixiyo.

Barcelona players celebrate a goal during the Champions League match against Napoli in Barcelona, Spain, Aug. 8, 2020. (AP Photo)
https://www.dailysabah.com/sports/football/barcelona-player-tests-positive-for-coronavirus
Design a site like this with WordPress.com
Get started